Shirkaddo dhibaato ku haya shacabka Somaliland iyo Mucaaradka oo farta ku fiiqay

Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xisbiga Waddani, Maxamed Sidiiq Dhame ayaa sheegay in Somaliland noqotay meelaha ugu korontada qaalisan dunida iyo degaanada Soomaalidu ay degto, xili buu yiri uu jaban yahay shidaalka, isagoo Xukuumada Somaliland ugu baaqay inay wax ka qabato. “Somaliland waxay ku jirta wadamada ugu laydhka ama korontada ugu qaalisan dunida iyo … Continue reading Shirkaddo dhibaato ku haya shacabka Somaliland iyo Mucaaradka oo farta ku fiiqay